Hardanka soomaalidu kula jirto Nolosha iyo ogaansho darada Xilka kasaaran ilaalinta DeeGaanka ( MaQaaL)

waxaa sanadahaan danbe aduunku aad
u hadal haayaa kuleelka cimilada dunidaan aanu kunool nahay  oo aad  ukorertahy marka loo eego qarnigii 20aad ee aan kasoo gudubnay.

inkastoo aanu wada ognahay in arintaan aaney quseynin soomaalida oo qura oo ay  dunida dhan hortaalo, waxaan hubaal ah inaan anagana kamid nahay dadka ugu badan oo ay saameyntu kuyeelatay arintaan.

waxaa jira arin aanu soomali ahaan kadhiganay iney tahay wax dabiiciya oo waqti walba dhaci kara balse culimada seyniska arintaasi waxa ay kaqabaan fikrad kaduwan kan dadkeyna qaarkood ka aamin sanyihiin.

miiyi joog iyo magaalo joog ba soomaalidu qaar waxay aamin san yihiin in abaaraha, kuleelka, iyo Nabaad guurkuba uu yahay wax dabiici ah waqti walba dhici kara hadaba su aashu waxey tahay,

 Maxa keena abaaraha, kuleelka iyo nabaad guurka dhulka? 

suaalahaan oo ah 3 waxaan isku dayayaa inaa kuwada koobo 1 jawaab oo muujineysa waxa keena iyo sida looga gudbi karo.

Kuleylka waxaa lookala qeybiyaa labo qeebood oo kala ha kululaansho dabiici ah iyo mid dadka gacmisiisa ku keensadaan

1-midka dabiiciga ayaa ah kan uu keenu kala guurka xiliyada uu sanadku leeyahay sida Guga, Dayrta Xagaaga iyo Jiilaalka kaas waa kan dabiiciga ah oo aynu naqaano 
waxa jira mid kale oo isna ay aadanuhu gacantooda kukeyn sadaan. 

2-mida kale ay dadku gacantooda ku keynsadaan ayaa ah Xaalufinta dhirta oo kalin wayn kaqaadata Nabaadguurka, kuleelka iyo abaaraha!

waxa noomuuqada hada in umada somaliyeed dhulkeedii hoodka iyo harka badnaa ay isku badashay dhul abaareed kuleel iyo qaxar badan taas oo ay muujineyso sida loogu dacadi falay dhulkeenii quruxda badnaa oo caanka ku ahaa daaqsinka, xoolaha , iyo duurjoogta kala duwan, 

waxaa jira dad badan soomaali ah oo nool qarnigaan 21aad in aysan laheyn aragti dheer oo tusta in hadey naftooda kanaxeyn haduusan uu u danqado ubadkiisa iyo ubadka ay dhlidoonaa oo uu udiyaariyo deegaan ka qurxoon deegaanka uu asaga kusoo karay waxay ila tahay in maanta ay kuyartay qof sidaa u fakiraya oo soomaali ah, waxaaba macquul ah in dadka qaar ayagoo dhirtii dalka jaraya oo dhoofinaya hadana aan kusoo dhaceynin 1 geed abuur si bari loogu manaafacaad sado.

Hadii aad rabto muwaadin in aad guuleysato adiga iyo ubadkaaga danbe waxaad daacad u noqotaa naftaada, dalkaaga iyo waliba qaasatan deegaankaaga si ay u noqoto meel quruxbadan oo nole walba kunoolaankaro 


maqaalkaan gaaban waxan kusoo kunaa nadayaa 3 arin oo muhiim ah hadii aad dalkii joogto waxayna kala yihiin :-
1-Abuur deegaan wanaagsan oo ubadkaaga kunoolaan karo
2- ka qeyb qaado hormarka iyo nadaafada deegaankaaga.
3- Abuur geed bishii Mar hadaadan awoodin sanadkii 3 jeer Abuur 
4- kaceli walaalka jaraya dhirta oo aan aqoon muhiimada ay uleedahay.
    Mahadsanidiin
 

Comments

  1. xaalufinta dhirta waxay keentaa dhibaatooyin faro badan oo saameeya deegaaka iyo bulshada, waxaan la dhacay kynaan maqaalkaan aad sida wanaagsan usoo diyaarisay waan kudhiiri galinayaa
    mahadsanid

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

SIDEENU U NOOLAANAA? QEYBTA 1AAD ´XOOLAHA´

QORAAL YAR OO KUSAABSAN DHACDADII XALAY EE MUQDISHO

Qisadii nololeed ee Ilhaan Aweys!