Hordhac waxaan soo wadaa dhoor faalood oo idin xiiso galin doona kaas oo ka turjumaya buug aan soo wado qoristiisa buugaas ayaa ka hadli doona wax yaabo badan oo kusaabsan noloshii hore ee somalida iyo dhaqan koodii la magac baxay reer guuraaga buugaas aan qoraalkiisa soo wado wuxuu soo bixi doona sanadka nagu soo fooda leh ee 2016 dhamaadkiisa haduu Eebe idmo waxan rajeynayaa inaa kawada heli doontaan faalooyinka soo socda waxan rajeynayaa inuu idin xiiso galin doono Mahadsanidiin by: kulane
Posts
Showing posts from June 27, 2015