Posts

Showing posts from April 25, 2020

QORAAL YAR OO KUSAABSAN DHACDADII XALAY EE MUQDISHO

Image
                                                SHALAY IYO MAANTA Ninbaa soo diray sawirkan oo Kusoo qoray shalay iyo maanta asaga oo muujinaya shacabka reer Muqdisho sidda ay Qarbudaadda ugu wanaagsan yihiin.  Aniga waxaan iri soomaali hantidoodii kacaanka udhisay ayeey 2bo maalin kadhigeyn oo ay bililiqeysteen. meelyar oo Baska lagu sugo ilmaha yar baa cagta kudhufanaya. Taasi waa sheeko kale. Xalay boondheere waxa is qabsaday banaanbax, haduu mid nabdoonyahay muxuu dhibi lahaa. Dadka oo kala durka, subixii intey sugaan bay boorar qoraal kuqoran laamiyada lamari kareen ayagoo 2 miter isku jira. Sheekh Abdulrahman Bashiir oo aan dhagaysanayay waxa uu yir ummad ilbaxa ah manihin ee wali waxa aynu nahay badow oo waxa magaalooyinkeena lakeeno oo dhan waa dad ilbax ah waxa ay sameysteyn oo anagu waxa inaga maqan inaan fakarno oo ilbaxnoqono. Anigu waxa ay ila tahay in ilbaxnimadu aynan Ahayn wax labarto balse ey tahay wax lagaaro. Sida qaangaar nimadda oo kale, ama Waayee