Posts

Showing posts from September 21, 2016
Image
´´Qormo kusaabsan Qilaafka bada ee kadhaxeeya Somalia iyo Kenya´´ waxa ay ila tahay in dhaaman umada soomaaliyeed ee aan xibinta ka ahay iney ila qabto arintaan soo cusboonaatay baryahaan oo hadana loo fadhiyo maxkamda caalamiga ee ku taalo dalka Holland.  waxan is weydiiyay dhoor suáalood oo maskaxdeyda ka guuxaya waxa isku dayay inaan kala qaado su´aalahaan ilaa dhowr qeybood oo qof walba ku fakiri karo waa marka 1aad  sida ee kula tahay iney ku dhaman karto maxkamadan iyo go´aanka ee qaadato maxkamada manoqon doontaa mid ee ku qancaan 2bada dal. 91kii kahor  soomaalida iyo kenyaatiga waxaa ay daris ahaayeen intii uu aduunka jiray balse majirin xuduudo udhaxeeya oo nin walba waa uu ogaa dhulka uu ilaah kubeeray,  markii uu yimid gumeystihii Afrika waxa ay sammeyeen xuduudo ay kukala calaamadinayaan dalalka afrika aydoo ay soomaaliya kamid noqotay umadihii xaqooda laduud siiyay oo dadkooda lagu kala daray dalal kale oo geeska afrika ladaga balse waxa dalweynihii somal