Posts

Showing posts from August 14, 2015

Qisadii nololeed ee Ilhaan Aweys!

Image
Gabar soomaliya oo indhaha caalamka soo jiidatay hadal heentii ugu badneeyd isbuucyadan warbaahinta caalamka ayaa aheyd gabar somali ah xaladeeda nololeed kasheekeesay dadka inta badan waxa ay sooqaateyn hadalkeeda anigana waxaan go'aan saday inaan afsomali kuturjumo si qoraal si ay iila wadaagaan asxaabta ku xiran bogaan sidaan ayuuna u dhacayaa. waxan ahay gabar somali ah oo ku dhalatay sacudiga waxbarashadeeda hoose waxan kusoo qaatay wadankaas boqortooyada sucuudiga waxan xasuustaa aabo oo inoo qaadi jiray cimrada aniga iyo walalaheyga iyo hooyo anagoo faraxsan misana ciyaareena nolol farxad leh baan kujiray oo aan waligey danbe iney isoo mareyso sugeenin. mudo kadib anagoo farxadaa kujirna ayaa aabe shaqada laga soo eryay waxaana lagu yiri dalka sucuudiga uga baxa dhamntiin mudo kayar 3 maalin kadibna waxan doorbidnay inaan aadno yemen oo ah wadanku dhow oo aan usafri karnay waxaan yemen waxan joognaba oo nolol adag kunoolaano maalin maalmaha kamid ah baa aabahey xanuusa