Posts

Showing posts from August 13, 2015

Maqaal:- dhibaatada heesata dhalinyarada Afrika oo idil qaasatanSomalida iyo kalinta ay kuleeyihiin madaxda maamusha!

Image
Dalalka Africa oo inta badan ahaa xor in kabadan nus qarni waxa ay wali ladaa laa dhacayaan isku fil naasho iyo sidii ay dadka afrikanka ah loo hor marin lahaa. Qorista maqaalkaan oo aad ii xiisa Gali naya darteed Waxaan lasheykeestay dhalinyaro badan oo qurba joog afrikaan ah iyo qaar badan oo qaaradeena Afrika jooga. Afrika oo ah qaarada 2aad ee aduunka ugu weyn waxaa kunool muwaadiniin afrikaan ah oo gaaraya 1.2 biliyan, dhalinyarada afrika  ayaa noqday sanadahaan danbe dadka ugu badan aduunka ee kahaajira amaba kataga dalkooda hooyo. Markaa aragto nolosha dadka afrikanka ee qaniga ah, kuwa faqriga ah iyo kuwa nolosha dhexe kunool Ayaan aheyn kuwo isku dheeli tiran. mana jirto mashaariic iyo dadaalo dhab ah oo lagu hormarinayo mustaqbalka dhow iyo kan fog ee dalalka afrika waxana oradhan karaa madaxda afrikaanta ah maanta kuma jirto qorsho cad oo lagu hormarinaayo caruurta, iyo dhalinyarada Afrika si saro loogu qaado mustaqbalka danbe ee qaarada Afrika. Waxan arint