Posts

Showing posts from 2018
Image
PHOTOS: The Beauty of Somalia  Have you ever seen or heard about the beauty of Somalia beaches? This is Mareeya, a small village in Nugaal region, strategically postured to the azure of the Indian Ocean waters. But no tourists visit here. But this is not the only attractions we have in Somalia. Other places with interesting rugged natural beauty include Mogadishu’s centuries-old buildings and white sandy beaches, Laas Geel in Somaliland, Kismayo National Park, Berbera Seaside, Hargeisa Provincial Museum and the Natio nal Museum of Somalia in Mogadishu and Naasa Hablood mountains in Somaliland. Filled with landmarks that speak to the country’s rich history as a colonial trading port, as well as untouched natural attractions, Somalia’s social and cultural heritage is certainly worth noting. Edited by Abdalle Ahmed Mumin Source: SomaliUpdate Online and SONNA

SIDEENU U NOOLAANAA? QEYBTA 1AAD ´XOOLAHA´

Image
Dunidu oo dhan marka lasku geeyo dadka kunool waxa lagu qiyaasay dad kor udhaafaya 7billion. Qaarada aan kunool nahayna waxa nagula nool in kabadan 1.2billion oo qofood waxaana laga yabaa 50 sano ee soo sacda iney gaarayaan 4billion. Hadaba ummada somaaliyeed waa imisa? iskugeen somalida dagta geeska afrika waxa lagu qiyaasaa 20milyoon oo udhiganta wax kayar 1% dadka kunool qaarada Afrika. FG. somalida aan sheegayo waxa ay kala dagtaa Djibouti, Ethiopia, Kenya, iyo Somalia. Soomaaliya Ummadahaa aan soo sheegay ee ku kala nool dunida inteeda kale, waxbaa ina wada mideeya, waxbaa inoo kala gadisan, waxbaa inaga dhaxeeya, waxna waa ay inoo kala soocan yihiin. maxaan ula jeedaa taa?  xogtaan aan soo aruuriyay waxaad kaga bogan kartaa dhoor walxood/siyaabood oo aan diirada kusaarayo qoraalkeyga maanta. Dadka oo dhan waxa ay kabooban yihiin dowllado is aruursaday iyo kuwo laysku qasbay.  Dadka soomaaliyeed ilaah waxa uu ugu deeqay dhul kheyraad ka buuxo kuwo la arko