Hordhac


waxaan soo wadaa dhoor faalood oo idin xiiso galin doona kaas oo ka turjumaya buug aan soo wado
 qoristiisa buugaas ayaa ka hadli doona wax yaabo badan oo kusaabsan noloshii hore ee somalida iyo dhaqan koodii la  magac baxay reer guuraaga buugaas aan qoraalkiisa soo wado  wuxuu soo bixi doona sanadka nagu soo fooda leh ee 2016 dhamaadkiisa haduu Eebe idmo waxan rajeynayaa inaa kawada heli doontaan

faalooyinka soo socda  waxan rajeynayaa inuu idin xiiso galin doono



                                          Mahadsanidiin   
                                  
                                                                                                             by: kulane





Comments

  1. waa kaa sugeynaa faalooyinkaaga soo socda walalo :)

    ReplyDelete
  2. Kulane nasiib wacan walaalo waan ka sugeynaa guubaaga cusub falooyinkiisa

    ReplyDelete

Post a Comment

Popular posts from this blog

SIDEENU U NOOLAANAA? QEYBTA 1AAD ´XOOLAHA´

Qisadii nololeed ee Ilhaan Aweys!

QORAAL YAR OO KUSAABSAN DHACDADII XALAY EE MUQDISHO